Xasan Yare Iyo Abdi wali Waxay Si Wadar ah Usoo karbaasheen yusuf Bir jeex Oo ahaa Ninki Ay muna ka eed Sheegatay Ayushna Ay cananta Dhagaha Ka marisay Iyadoo U soo hiilisay Muna Balse Ragba maanta Ninkii Yusuf Bir Jeex ahaa Kabaha La ful maray Bal aan eegno Yusuf Bir Jeex Jawabtuu La Yimaado